Ku soo dhawoow Fly iisi, waxaad naga heleesaa duulimaadyo adoon ka tanaasulin qorshahaaga, adigoo si fudud ku helaayo duulimaadyo. Waxaan kuu fidinenaa madal awood badan oo kugu xireysa shabakado badan oo diyaarado caalami ah.
Ka raadi duulimaadyo adigoo dooranaya diyaaradaha aad door bidayso, miisaaniyaddaada, iyo jadwalkaaga. Madalkeenu waxay bixisaa liis dhameystiran oo duulimaadyo caalami ah.
Hagaaji khibradaada safarka adigoo isticmaalaya aaladeena aadka u heersareeso. Raadi duulimaadyo ku haboon miisaaniyaddaada, jadwalkaaga, iyo diyaarada aad door bidayso.
U qabso duulimaadkaaga si kalsooni leh adoo isticmaalayo barteena internetka. Qabashada waxaa kuu sahlayo aaledeena heerka sare ah ee isticmaalkeedu na fudud yahay.
Adeegyadeena macamiisha waxay diyaar u yihiin saacad walba si ay kaaga caawiyaan wixii su'aalo ah ama baahi ah.
Sahmi adeegyo safar kala duwan oo loogu talagalay iney safarkaaga ka dhigaan mid sahlan oo raaxo leh. Laga bilaabo maaraynta safarada ganacsiga ilaa xulashada gaarka ah, waxaan halkan u joognaa inaan ka dhigno safarkaaga mid raaxo leh oo aan walaac lahayn sida ugu macquulsan.
U hel xalal habeysan baahiyaha safarka ganacsigaaga. Waxaan daryeelnaa dhammaan faahfaahinta, si aad diirada u saarto waxa ugu muhiimsan—shaqadaada.
Haddii aad u baahan tahay guri raaxo leh ama qol raaxo leh, waxaan kuu heli doonaa meesha ugu fiican ee aad degto, iyadoo la jaanqaadaysa doorbidkaaga iyo miisaaniyadaada.
Waxaan maareynaa qabashada duulimaadyada ee safarada maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah, annagoo hubinayna inaad hesho qiimaha ugu fiican iyo jadwalyo ku habboon.
Raadinta shuruudaha fiisaha iyo baasaboorka waxay noqon kartaa mid dhib ah. Khabiiradeena waxay kuu hagaayaan nidaamka si loo hubiyo inaad hayso wax walba oo aad safarkaaga u baahan tahay.
Shirkada Fly iisi, waxay ka dhigaysaa qorsheynta safarkaaga mid sahlan. La xidhiidh khubaradayada safarada, si lagugu habeeyo jadwalka safarkaaga, oo xaqiiji maclummaadka safarkaaga. Waxaan bixinaa dhammaan macluumaadka muhiimka ah ka hor intaadan dhoofin iyo taageero joogto ah inta lagu jiro safarkaaga si loo hubiyo waayo-aragnimo habsami leh oo aad u sareeso.
La xidhiidh kooxdayada khubarada safarada adoo isticmaalaya telefoonka, foomka websaydhka, ama booqo xafiiskayaga. La wadaag himilooyinkaaga safarkaaga, doorbidkaaga, miisaaniyadaada, iyo jadwalkaaga.
Khabiiradayada safarada ayaa diyaarin doona jadwal gaar ah oo ku habboon duulistaada. Dib u eeg oo hagaaji ilaa ay si fiican ula jaanqaado filashooyinkaaga.
Markaad ku qanacdo jadwalka, xaqiiji safarkaaga adigoo nala soo xidhiidhaayo. Xidh xidho oo u diyaar garow safarkaaga soo socda.
Ku raaxayso safarkaaga adigoo aan wax walwal ah qabin! Fly iisi waxay bixisaa dhammaan macluumaadka muhiimka ah ka hor intaadan dhoofin waxayna taageero ku siineenaa safarkaaga oo dhan si aad u heshid waayo-aragnimo habsami leh.
Ka hel tigidhada diyaaraha meelaha oogu shidan. Haddii aad raadinayso meelo taariikhi ah, qurux qorrax ah, ama waayo-aragnimo dhaqameed, waxaan kuu haynaa meel ku habboon oo aad ku nasato. Ka dalbo hadda oo riyooyinkaaga u rog safar dhab ah!
Dareemo heesaha Carnival iyo xeebaha Rio.
Sahami dhaqanka iyo taariikhda qadiimiga ah ee Istanbul.
Sahmi dhul badeedka nadiifka ah iyo duurjoogta noocyada kala duwan.
Hel meelaha safarka loogu jecel yahay aduunka. Laga soo bilaabo meelaha quruxda badan ilaa meelaha raaxada leh, sahmi meelo ku balan qaadaya khibrado aan la ilaawi karin iyo tacaburo gaar ah oo loogu talagalay nooc kasta oo socdaal ah.
Nasashada xeebaha nadiifta ah ee Maldives.
La kulan raaxada iyo casriga Dubai.
Dareemo heesaha Carnival iyo xeebaha Rio.
Nasashada xeebaha quruxda badan iyo sahaminaya Magaalada Qadiimiga ah ee Stone.
Daawada xayawaanada cajiibka ah ee Serengeti.
Ka hel quruxda qorrax dhaca Santorini iyo farshaxanadooda.
Soo booqo Dhismaha Opera ee caanka ah iyo xeebaha ee Sydney.
Ku raaxayso xeebaha iyo nolosha-habeenka ee Phuket.
La kulan caajiibka taalada Eiffel iyo soo jiidashada Paris.
Ku soco taariikhda Magaalada Taariikhiga ah ee Rooma.
La kulan dhaqanka gaarka ah ee Tokyo.
Sahmi dhul badeedka nadiifka ah iyo duurjoogta noocyada kala duwan.
Sahami dhaqanka iyo taariikhda qadiimiga ah ee Istanbul.
Safarka aan la ilaawi karin ee Safari.
Soo hel tamarta iyo xiisaha magaalada New York.
Hel cajiibka socdaalka xulashadeenna gaarka ah ee goobaha cajiibka ah. Haddii aad ku riyoonayso magaalooyin qadiimi ah, xeebaha deggan, ama meela duurjoogta leh, hel safarka ku habboon oo adiga kuu gaar ah. Bilow safarkaaga si aad u abuurto xusuuso aan la ilaawi karin maanta.
Sahmi dhul badeedka nadiifka ah iyo duurjoogta noocyada kala duwan.